Nabadoon caan ah oo lagu dilay Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya

Xaafad ka tirsan degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho waxaa caawa lagu dilay Nabadoon caan ah oo ka tirsanaa dadka degaanka. Marxuum Nabadoon Cabdullaahi Nuur Garaad (Seefle) ayaa waxaa rasaas ku furay rag bastoolado ku hubeysan oo weerar ku soo qaaday sida ay sheegayaan dad goob joogayaal ah. Kooxihii dilka fuliyey ayaa goobta ka baxsaday, iyadoo … Continue reading Nabadoon caan ah oo lagu dilay Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya